Ugu dambayn, filimkani wuxuu ina barayaa in "villain" (qof xun) uusan had iyo jeer ahayn qofkaasaan ugu horreeya, balse qof walba waxaa ku jira qayb mugdi ah. Sidaa darteed, qof kasta wuxuu noqon karaa villain markay duruufuhu is beddelaan.
Qoraa: Maxamed X. Cilmi (Blogger: Filimada Hindiya Af-Soomaali) Taariikhda qoraalka: October 2025 ek villain returns afsomali